Latest news from Somalia | Soomaaliya
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkadda caalamiga ah ee Certi Trust ayaa baaritaan madax-bannaan ku soo sameysay systemka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Guddiga Doorashooyinka Qaranka, iyada oo soo bandhigtay warbixin guud oo ay ku sheegtay in lagu kalsoonaan karo dhammaan...
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan sii laba jibaartay abaabulka xooggan ee ay ka waddo gobolka Shabeellaha Hoose oo ay howlgalo xoreyn ah ka wadaan ciidamada Xoogga dalka oo kaashanayaa saaxibada caalamiga ah.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo kale oo saameyneysa xarumaha socdaalka ee Maamul-goboleedyada dalka, waxayna soo saartay amar culus oo saameynaya xarumaha socdaalka ee gobollada dalka.
-
Waxaa Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay Ibraahim Muumin oo ka tirsanaa Al shabaab. Ibraahim Muumin ayaa sanado ka hor kaga biiray Al shabaab degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe, Wuxuu tababar 3 bil ah ku soo...
-
Wasaaradda gaadiidka Mareykanka ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday suragalnimada in la xiro hawada Mareykanka, Sababta ayaa lagu sheegay iney la xiriirto mushahar la’aanta ay wajahayaan shaqaalaha adeegga hawada oo ay ku jiraan kuwa maamulla garoommada diyaaradaha iyo...
-
Haatufonline,November 4,2025 Somaliland waxa maalmahanba ka taagneyd dood kulul oo la xidhiidha lacagaha xuduudaha dhaafa ee laga shakiga qabo ( suspicious cross-border financial flows) iyo qaabka lacagahaas loo wareejiyo ee ay uga baxaan Somaliland gudaheeda.
-
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud, Amjad Al awadi .
-
Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa ku dhaqaaqay tallaabo cusub uu meesha uga saarayo warbaahinta madaxa bannaan. Isagoo hadda adeegsanaya shaqsiyaadka midigta fog ee sida xagjirka ah u taageerra, sida Laura Loomer, oo ah haweenay midigta xagjirka ah oo taageerta Trump ayaa lagu...
-
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Suudaan. Wuxuu sheegay in mid ka mid ah shuruudaha aasaasiga ah ee lagu joojin karo dagaalka ay tahay in la joojiyo keenista hub cusub oo...
-
-
Paris (Caasimada Online) – Musiibo kale ayaa maanta ka dhacday badda Mediterranean-ka, kadib markii dooni sidday dhalinyarro Soomaaliyeed oo muhaajiriin ahaa ay halkaa ku degtay, taasoo sababtay geerida in ka badan 30 qof.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay bilaabeen hawl-gallo ballaaran oo ka dhan ah hubka sharci-darrada ah iyo maandooriyaha. Booliska oo wargelin muhiim ah u diray shacabka reer Puntland ayaa sheegay in la bilaabay...
-
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Askar ka tirsan ciidamada naafada ee hawlgabka ah ee Somaliland ayaa saaka xidhay waddada gasha Wasaaradda Gaashaandhigga, iyaga oo ka cabanaya mushaar la’aan.
-
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka ee Soomaaliyeed (Somali Internet Governance Forum), kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
-
Arne Slot ayaa farriin u diray taageerayaasha Liverpool ka hor kulanka Champions League ee Real Madrid. Waxa uu yiri: “Waxaan u sheegi karaa iyaga, ‘Soo xaadira oo nagu garab istaaga sida aad sameyseen Sabtidii.’ Taageeradoodu waxay ahayd caawimaad weyn oo kooxda u soo korodhay.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa shil naxdin leh oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii gaari nooca xamuulka ah uu jiiray saddex darawal oo ka mid ah wadayaasha mootada labada lugood leh ee loo yaqaan Fekon.
-
Weeraryahanka Barcelona ee Raphinha ayaa si wanaagsan uga soo kabsanaya dhaawicii muruqa bowdada ee soo gaaray intii lagu jiray ciyaartii Real Oviedo bishii September. Brazilian-ka ayaan u ciyaarin Barca tan iyo markaas, waxaana la filayay inuu ku soo laabto kulankii El Clásico...
-
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Turkiga, Imaaraadka Carabta, Indonesia, Qatar, Pakistan, Sacuudi Carabiya iyo Urdun ayaa ku kulmay Istanbul 3-dii November, si ay u qiimeeyaan xaaladihii ugu dambeeyay ee Gasa.
-
The post Cudurka Kansarka Ayaa Inagu Soo Batay” Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Hargeysa appeared first on Borama News Network.
-
The post Ciidanka Naafada Ah Ee Ku Nool Hargeysa Oo Mudaharaaday Xidhayna Jidka Loo Maro Wasaarada Gaashandhiga Somaliland appeared first on Borama News Network.
English Newspapers in Somalia (SO)
Wararka ugu waaweyn ee joornaalada iyo warbaahinta Soomaaliya - English
-
All Africa waa wargeys online ah oo ka hawlgala qaaradda Afrika. Wuxuu bixiyaa warar iyo xogta ku saabsan Soomaaliya iyo dhacdooyinka kale ee ka socda Afrika.
Media Landscape and Newspapers in Somalia:
Somalia has a developing media landscape, with a mix of print newspapers and digital platforms that cover political, social, and economic issues.
Popular Newspapers in Somalia:
"Haatuf" – A major newspaper in Somalia that covers political and social news.
"The Somali Journal" – A significant newspaper offering coverage on national events and global affairs.
Media Characteristics:
Digitalization: Somali newspapers are transitioning to digital platforms to engage with a broader audience.